Munaasabad Xil Wareejin oo Maanta lagu qabtay Jowhar.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar waaxaa maanta lagu qabtay munaasabad xil wareejin ah uu xilka kula wareegayey Wasiirka cusub ee Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Hirshabelle Xildhibaan Cali Ibraahim Cismaan (Cali Ciiley) oo dhawaan uu madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen uu magacaabay.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here