Jasiirad ku taala Waddanka Giriiga oo laga Cabsi qabo inuu ka dhaco dhulgariir .

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan6,000 ayaa ka qaxay jasiiradda sida ay sheegeen warbaahinta gudaha iyadoo mantana duuimaadyo degdeg ah ay halkaas ka baxayaan.

Dhulgariiro ka badan 300 ayaa ka dhacay meel u dhow jasiirada 48-dii saac ee la soo dhaafay. Khubarada qaar waxay sheegayaan in ruxanka uu sii soconayo ilaa iyo toddobaad.

Iskuulada ayaa ilaa iyo toddobaad xirnaan dono iyadoo dadka looga digay in ay meelo xiran isugu yimaadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here