JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa booqday, soona kormeeray khasaaraha ka dhashay dabkii qabsaday suuqa ganacsiga ee gobonnimada, qaybtiisa idaacadd ee Magaalada Hargaysa.
waxa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.