Jowhar- (Isnaay Radio)- Munaasabad lagu dhiirigalinayey arday gaareysa 160 arday oo dhameeysatay waxbarashada xirfadaha gacanta ayaa lagu qabtay magaalada burco ee gobolka togdheer.
Xafladaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hay,adda NRC iyo Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Somaliland waxaana kahadlay Qaar kamid ah Madaxdii iyo marti sharaftii kale ee xaflada ka qeybgashay.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifataax Axmed Maclow.