Dowladda Kenya oo Walaac ka muujisay Cudur ka dilaacay Uganda.

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka ayaa digniin dadweyne soo saartay kaddib markii cudurka Ebola nooca loo yaqaaan (Sudan Ebola Virus Disease) laga xaqiijiyay dalka deriska la ah ee Uganda. Sida ay qortay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) fayraskaan Sudan waxuu lamid yahay lana bahyahay fayraska Ebola, waana xanuun darran oo cadadka dadka uu ku dhaco dhimashoodoodu badantahay qiyaastiina gaadhayso sida ay sheegtay hay’addu 40% Illaa 70% marka la eego safmareenadiisii hore.

Waxayna sidoo kale Hay’adda Caafimaadku Adduunku xustay in maqnaanshaha dawadiisa iyo hababkiisa ka hortag ay keenayso saamayn ba’an uu yeelan karo xanuunkani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here