Tababar ku Saabsan Ilaalinta Akhlaaqda Wanaagsan Oo Berbera lagu qabtay.

0
35

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socdey mudo Kow Taban Maalin kaasoo isugu jirtey Barashada Diinta iyo Wacyigelin ku aadan Akhlaaqiyaadka Wanaagsan ee looga baahan yahay Bulshada in ay iskula dhaqamaan iyo Muhiimada qofka Muslimka ah looga baahan yahay inuu ahaado qof Bulshada ku soo kordhiya wax wanaagsan.

waxaa soo jeedinaya: – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here