Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka kacay dab geystay khasaara hantiyadeed, dabkan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taal xaafadda Howlwadaag laanta suuqa sare.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.