Soomaaliya Iyo Qaramada Midoobe oo kawadda hadlay Iskaashiga labada dhinac.

0
26

Jowhar (Isnaay Radio)-  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa soo gebagabeeyay kulan shaqo oo hal maalin ah oo ay yeesheen Mas’uulyiin iyo khubaro tiradoodu dhammayd lixdameeyo qof, kuwaas oo ka kala socday hey’adaha Dowladda Federaalka ah iyo Laamaha Qarammada Midoobay ee kahowlgala Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdiwahaab Cadoow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here