Maamulka Degmada Jowhar oo Shaaciyay In diyaar ay u yihiin Qabashada doorasho Qof iyo Cod ah

0
31

Jowhar (Isnaay Radio)-  iyadoo Magaalada Jowhar  soo gaareen guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaran islamarkaane ay wadaan dadaalo lagu doonaya in dalka ay ka dhacdo dorasho qof iyo ah ayaa waxaa arinkaasi soo dhaweeeyay Gudoomiayah Degmada Jowhar Cusmaan Maxamed Muqtaar Baarey.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here