Jowhar(Idaacadda Isnaay) Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay, in bisha June ee sannadkaan ay qeybo ka mid ah dalka ka qaban doonaan, doorashooyinka golaha deegaanka.
Guddiga ayaa sheegay in doorashooyinkani ay ka qaban doonaan ilaa 70 deegaan oo ka tirsan Banadir, Hirshabelle, Galmudug, Koofurgalbeed iyo Jubbaland.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdiwahab Cadoow Maxamuud.