Madaxweynaha Dalka oo Khudabad kajeediyay Shirka Tamarta Afrika.

0
35

Jowhar(Idaacadda Isnaay) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyay Shirweynaha Tamarta Afrika ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee kordhinta tayada iyo awoodda Tamarta, taas oo aasaas u ah horumarka iyo isbeddelka Soomaaliya casri ah.
Madaxweynaha ayaa tilmaanay in Soomaaliya ay leedahay khayraad badan oo la xiriira cusboonaysiinta Tamarta, sida Qorraxda iyo Dabaylaha, kuwaasi oo Mustaqbalka noqon kara ilo muhiim ah oo laga dhaliyo Tamar saaxiib la ah deegaanka.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here