Shirka Tiirka horumarinta arrimaha Bulshada ee Xukuumadda oo lagu Qabtay Muqdisho.

0
36

Jowhar  (Idaacadda Isnaay)   Ra’iisul wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa guddoomiyey shirka tiirka horumarinta arrimaha bulshada ee Xukuumadda oo looga hadlay dardargalinta dadaallada dowladdu ku gaarsiineyso bulshada adeegyada kala duwan.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here