Jowhar-(Isnaay Radio)- Howlgal ay Sameyeen Ciidamada Booliska ee Degmada Dhoobley ayaa waxaa ay ku soo qabteen Rag ku eedeysan in ay Dileen Duur joog islamarkaana ay ka ganacsanayeen taasi oo horay Amaro Mamnuucis uu uga soo saaray Maamulka Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.
Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen