Kulan Looga hadlay Hormarinta Adeegyada Bulshada Oo Lagu qabtay Magaalada Marko.

0
26

Jowhar-(Isnaay Radio)- Kulanka oo ahaa mid Looga Arinsanaayey Si loo daadajiyo Adeegyada Maamul wanaaga iyo si looga jawaabo baahiyaha iyo codsiyada Shacabka Marko Ayigoo ka soo qeyb galiyaasha ay su.aala la Xariira Maamulka Wanaaga ay weydiinaayeen Wasiirka iyo Masuulinta Gobolka Shabeelada hoose.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here