Gawaari loogu talagalay Dadka qaba baahiyaha gaarka oo lagu wareejiyay Hay’adda Naafada Qaranka.

0
28

Jowhar-(Isnaay Radio)- Ku dhawaad 300 oo gawaari loogu tala galay dadka qab bahiyah gaarka  ah lugu warejiyay hay’ada nafada qaranka somaliyeed

Manaasabad kooban oo lugu warejinayay agabka ayaa waxaa kasoo qeyba galay wasiir dowlah wasaarad qoyska iyo xaquuqul insaanka xfs  xildhibaano ka tirsan lawad gole ee barlamanka  somaliya madax ka socta hay’ada qatar jarati iyo marti sharaf kale.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here