Biyo dhaamin Loo Sameeyay qoysas ku noon deegaan hoostaga Degmada Dhuusamareeb.

0
30

Jowhar-(Isnaay Radio)- Gudoomiyaaha Degmada Dhuusamareeb Abdirahman Ali Mohamed Geedqorow” oo ay walinayaan,Taliyaha Ciimada Hiil Walaal Jabuuti iyo Saraakiisha Ciidanka Xooga dalka oo gaaray Deegaanka Ceel Cali Mire ayaa biyo dhaamin iyo daawo gaarsiiyay dadka ku dhaqan Deegaanka ceel cali mire.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here