Barnaamij Gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah Ee Waxbarashada 24-Jan-2025

0
31

Jowhar-(Isnaay Radio)- Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada waxaa laxusaa 24-ka Janaayo sanad kasta Maalintaa oo ay ku dhawaaqday Qaramada Midoobay ayaa lagu dabaaldegay doorka ay
waxbarashadu ku leedahay nabadda iyo horumarka.

Maalintan waxay hoosta ka xariiqaysaa muhiimadda ay waxbarashadu u leedahay in ay tahay
xuquuq asaasi ah iyo mas'uuliyad dadweyne. Waxan xoogga saarayaa in loo bahan yahay in loo helo waxbarasho loo dhan yahay isla markaana loo siiyay tayo leh si loo dhiso mustaqbal nabad ah oo sii waara, loo wada dhanyahay, loona helo mustaqbal nabad ah.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here