Jowhar-(Isnaay Radio)- Odayaasha dhaqanka , Waxgaradka Iyo Maamulka Degmada Mahadaay Xubno Kamid ah xildhibanada Golaha Deeganka Degmada & Masuuliyiin Kale Ayaa Ka Qeyb Galay Xaflad Xariga Looga Jarayey machadka Culuumta sayniska & Tiknolojiyada Ee Rajo xaruntisa degmda Mahadaay Waxgaradka iyo masuuliyiinta Xaflada ka qeyb Galay Ayaana so dhoweyey Hirgalinta Xaruntan.