Heshiis hor dhac ah oo laga gaaray is qab qabsi dhuleed oo ka taagnaa Degmada Balcad.

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhulka ku yaala duleedka Degmada Balcad oo muddo lagu muransanaa, ayaa ugu dambeyn heshiis laga gaaray. Heshiiskan ayaa ka dhacay ka dib wada-hadal dheer oo dhexmaray dhinacyadii isku hayay arrinta, iyadoo dadaal dheeraad ah ay muujiyeen odayaasha dhaqanka, maamulka deegaanka, iyo dhinacyada kale ee daneeya.

Waxaa SooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here