Madaxweyne Guudlaawe oo Jowhar ka Daah-furay mashruuca daryeelka bulshada.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaaladani jowhar ka  daah-furay mashruuca daryeelka bulshada nugul qeybtiisa 2-aad oo waxtar u leh bulshada deeganada maamulka hirshaelle.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here