Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Hirshabeelle Cabdullaahi Gacal isagoo ka hadlaya xaaladaha garsoorka iyo maxaabiista ayaa dowladda Faderaalka ka codsaday in loo dhiso xabsi casri ah oo lagu dhaqan celiyo maxaabiista.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.