Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Dhaxan oo kamid ah deeganada hoose yimaado magaalada Qardho ee gobalka karkaar ayaa ka furay shir dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo shaqaaqo dhex-martay laba beelood oo walaalo ah islamarkaana uu qabtay maamul gobalka karkaar.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.