Wasaaradda Arimaha Qoyska XFS oo kulan la Qaadatay Haweenka Soomaaliyeed.

0
34

Jowhar- (Isnaay Radio)-  Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah kula qaadatay Haweenka Soomaaliyeed.

Kulankan oo ahaa kii ugu horreeyay tan iyo markii ay xilka la wareegtay 5-tii bishaan, ayaa diiradda lagu saaray isbarasho iyo kala warqaadasho.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here