Maamulka Jubalanad oo digniin ka soo saaray Isticmaalka gaaska cuntada lagu karsado.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka Soomaaliyeed ayaa inta badan waayadan dambe waxa ay si aad isticmalkiisa u bilaabeen gaaska cuntada lagu karsada kaas oo meesha ka saaray isticmaalkii badnaa ee dhuxusha laga sameeya dirta oo nabaad guur u geysatay deegaanka.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here