Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi ka socda wasaaradda beeraha iyo waraabka maamullka Somaliland ayaa booqday qeyb ka mid ah beeraha gobolka saaxil, wafdiga ayaa u kuur galayey xaaladaha beeraha guud ahan gobolka saaxil.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.