Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Dib u-heshiisiinta Dowladda Hirshabelle iyo Maamulka gobolka shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in xabad joojin lakala dhex dhigo Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Tuulooyin hoostaga Degmada Warsheekh ee Gobolka shabellaha Dhexe.
Waxaa soo jeedineysa : – Xalimo cali.