Soomaaliya oo Dowladda Hindiya kala hadashay fududeynta Fiisaha.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday Safaaradda Hindiya ee Nairobi si ay u xoojiyaan wadaxaajoodyada ku saabsan dhisidda xarunta fududeynta fiisaha oo laga hirgelinayo Muqdisho. Kulankan waxa uu daba socday shirar hore oo lagu dhameystirayay heshiiska u dhexeeya Soomaaliya iyo Hindiya.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here