Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KGS ayaa Tababar socon doona mudo labo maalin ah u qabatey Dhalinyarada Baydhabo kaasi oo ku saabsan Dhisada Awooda ee Xuquuqda Aadanaha si loo xoojiyo Awooda Dhalinyarada Degmada Baydhabo .
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.