Jowhar (Isnaay Radio) – Qaar kamid ah naafada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhibaatooyinka laga dhaxli karo colaadaha ka socda dalkeena soomalaiya Waxa aye tilmaameen in qof kasta oo colaadaha ku dhaawacma uu ku soo biirayo bulshada naafada, taasoo sii kordhinaysa tirada dadka u baahan taageero iyo daryeel.
Waxaa sooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim