Dowladda Soomaaliya oo shegtay in ay ilaalineyso Axdiga Qaramada Midoobe.

0
33

Jowhar (Isnaay Radio) –  Ka dib markii khamiistii la soo dhaafay ay si rasmi ah Soomaaliya ugu biirtay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kana mid noqotay 15-ka xubnood ee Golahaasi ayaa dhawaan waxaa la qabtay shirkii koowaad ee Golahaasi, waxaana bilowday Xubinnimadan cusub ee Soomaaliya, waxaana laga dhawaajiyay inay Soomaaliya ay ka go’an tahay ilaalinta Axdiga Qaramada Midoobay iyo ka shaqeynta nabadda iyo amniga caalamiga ah.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here