Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Owqaafta Iyo Arimaha islaamka xukuumada fadaraalka Soomaaliya ayaa gudigga qiimeynta heererka adeegayada xujeyda Soomaaliyeed u dirtay dalka Sacuudiga iyo gudaha dalka Somaaliya waxaana qiimen kadib wasaaraddu ay shaacisay sicirka jaangoynta qiimaha lacagta safarka xujeyda oo sanadkan noqotay 4,604 dolar .
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.