Itoobiya oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo foolkaano.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mas’uuliyiinta gobolka Afarta ee Itoobiya ayaa ku booriyay dadka inay u guuraan meelaha amniga leh kadib markii ay soo muuqdeen calaamado muujinaya in folkaano qarxi karo.

Saadaaliyayaasha Itoobiya ayaa soo dhigay muuqaal muujinaya qiiq ka soo baxaya Buurta Dofan, taas oo laga cabsi qabo in halkaa folkaano ka yimaaddo.

Itoobbiya si gaar ah deegaammada Cafarta ayaa ka mid dhulka buuralayda sare ee dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here