Hirshabeelle oo wadda qorshe lagu horumarinayo degmada Jowhar.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda goboleedka Hirshabeelle, Nuur Xasan Muuse, ayaa hadlay qorshaha horumarinta degmada Jowhar iyo in la xoojiyo wadatashiyada bulshada. Waxa uu tilmaamay in qorshaha noocan oo kale ah uu kaalin weyn ka qaadan doono isku xirka bulshada, kor u qaadista adeegyada degmada, iyo xaqiijinta horumarka lagu saleeyo baahiyaha dhabta ah ee dadka deegaanka.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here