Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Hirshabeelle, Mudane Saciid Hagar Camalow, ayaa ku dhawaaqay qorshe muhiim ah oo ku saabsan dhismaha xarumo waxbarasho oo cusub oo loogu talagalay in lagu horumariyo tayada waxbarashada iyo in la hubiyo in fursadaha waxbarasho ay gaaraan carruurta iyo dhallinyarada ku nool deegaannada Hirshabeelle.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.