Maxkamadda degmada Balcad oo xal ka gaartay khilaaf dhul la xiriira.

0
32

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Shabeellaha dhexe Bilaal Cabdi Cabdiqaadir oo booqday degmada Balcad ayaa kormeer ku sameeyay xarunta garsoorka degmada iyo guud ahaan goobo dacwooyin ay ka tagnayeen.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here