Maamulka Degmada Yaaqshiid oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin doorasho Qof iyo Cod ah

0
38

Guoomiyaha Degmada Yaaqshiid Suleynaam ayaa ku dhawaaqay in maamulka uu diyaar u yahay hirgelinta doorasho qof iyo cod oo ku saleysan rabitaanka  shacabka asigoona tilmamay in ay suurtagal tahay bin uu san ku soolaabanin xilka balse muhiimada ay tahay in awooda loo soo celiyo Bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here