Jowhar- (Isnaay Radio ) – Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahne duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa shaaciyay in la ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2025 ee Gobolka Banaadir , Miisaanadaani ayaa diirada saareysa horumatinta adeegyada bulshada sare u qaadida dhaqaaha iyo xoojinta amniga Caasimada .
Waxaa SooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim