Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Mucalim Cabdi ayaa kulan looga hadlayay ka hortagga colaadaha sokeeye, iyo u diyaar-garowga yareynta khatarta ka dhalan karta abaarta La-nina la qaatay Culimada Soomaaliyeed.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.