Guddoomiye Madoobe oo ku Baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday qeybo ka mid ah dalka.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka aan caadiga aheyn ee Guddiga Jogtadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here