Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradaan oo ku nool Kaamaamka barakacasyaha ee Magaalada Baladweyne ayaa markii hore kashaqyn jiray dhsimaha guryaha dhagaxa ah waxaana hada soo wajahday shaqo la,aan bahasan kadib markii ay yaraadeen dhismaha guryaha.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.