WARARKA Agab kala duwan oo lagu wareejiyay maamulka isbitaalka degmada Maxaas. By admin - December 26, 2024 0 30 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeq iskugu jirta daawo iyo qalabka isbitaalada ayaa lagu wareejiyay maamulka isbitaalka degamada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/12/CABDIACSIIS-HIIRAAN.mp3 Share this:FacebookX