Shiinaha iyo Hindiya oo hagaajinaya xiriirkooda

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Xiriirka u dhexeeya Hindiya iyo Shiinaha ayaa soo hagaagayay tan iyo billowgi sannadkaan sii dhammaanaya ee 2024-ka, iyada oo labada dhinac ay dib celiyeen qaar ka mid ah ciidamo labada dhinac ah oo isku hor fadhiyay soohdinta buuraleyda Himilaaya.

Laakin falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in kalsooni darada u dhexeeysa labadan waddan ee ugu tunka weyn Aasiya ay caqabad ku noqon karto soo celinta xiriirki wanaagsanaa ee Delhi iyo Beijing.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here