Shacabka Magaalada Baladweyne ooTaageeray Hanaanka doorasho qof iyo cod

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan  in iyo markii xukumada fedaraalka Soomaaliya ay bilaaway dhaq dhaqaaqa doorasho  qof iyo cod ah waxaa isisa soo taraya aragtida ay dhiibanayaan qeybaha kale duwan ee bulshada.

Odayaal iyo waxgaradka Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa so dhoweyey Nidamka doorashada qof  iyo codka ah ee Madaxweynaha Dalka uu ku dhawaaqay.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here