Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Maamulka degmada Raage-Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa qabtay olole caafimaad oo indha fiiqis lacag la’aan ah loogu sameeyay qaar ka mid ah bulshada deegaanka.
waxay qayb ka tahay dadaallada lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka ee degmada, iyadoo diiradda la saarayo dadka aan awoodin inay iska bixiyaan qarashka daaweynta
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim