Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Dib u heshiisiinta ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa ku guuleysatay inay soo gabagabayso dedaalladii dhexdhexaadinta beelaha walaalaha ah ee horay ugu dagaallamay deegaannada Maandheere iyo Gololeey, oo ku yaalla duleedka degmada Jowhar.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.