Madaxweynaha Faransiiska oo Gaaray Jabuuti.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa gaaray maanta dalka Jabuuti, waxaana uu booqan doona ciidamada Faransiiska ee ku sugan saldhigga uu Faransiiska ee ku yaala dalka Djibouti.

waxaa uu sido kale uu la kulmay dhiggiisa Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo uu kala hadli doono xaaladda Badda Cas iyo Geeska Afrikaba.

Labada waddan, waa Faraansiiska iyo Jabuuti, ayaa lagu wadaa inay sii xoojiyaan xiriirka ka dhaxeeya oo ah mid wanaagsan.

Macron ayaa sidoo kale lagu wadaa inuu tego dalka Itoobiya muddo 5 sano ah kadib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here