Aqoon kororsi la xiriira isku xirka laamaha Amniga iyo bulshada oo ka dhacay Baydhabo.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan oo Socon doona Mudo Laba Maalin ah ayaa waxay Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada KG Soomaaliya ay u qabatey Ururada Bulshada Rayidka ee Magaalada Baydhabo, kuwaasi oo ka kala yimid Xaafadaha Magaalada iyo Xerooyinka Barakacayaasha.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here