Jowhar –( Radio Isnaay )- Dhismaha Wasaarada Arimaha Gudaha KG ayaa noqoneysa tii ugu horeysey ee laga dhisi doono Magaalada Baydhabo tan iyo markii la dhisey Dowlad Goboleedka KG,Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.