Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shir lagu heshiisiinayo beelaha walaalaha ah ee shaqaaqadu dhex martay ayaa lagu qabtay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Shirkan oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka, waxgaradka, iyo mas’uuliyiinta deegaanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xallin lahaa khilaafka iyo sidii loo adkeyn lahaa nabadda iyo wada noolaanshaha beelaha walaalaha ah.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.