Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle ku qabatay kulan looga hadlayay dardargalinta iyo horumarinta daqliga gudaha.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.